|
Adeegga hoteelka waxa uu ka kooban yahay adeegyo fara badan. Waxa ka mid ah
-
Internet bilaash ah
-
Qubays biyo macaan oo safaysan (Filtered)
-
Goobo dalxiis ah oo martida loo qaado
-
Gaari loogu adeego martida meel kastoo ay uga bahdaan magaalada
-
Cunto fudud iyo cabbitaan oo loogu geynayo qolka
-
Quraac bilaash ah
-
Kaaradh bilaash ah oo ay kula xiriiri karaan taleefonnada adduunka
-
Ammaano iyo amni sugan 24ka saac ee maalintii
-
Adeegga hoteelka oo 24ka saac ah
-
Shaqaale u tababaran shaqadooda
-
Farsamayaqaan kombiyuutarka iyo internetka
-
Taleefoon kuu gaara iyo Talefition Kuu gara oo aad kala soconkarto Waxkasta oo aduunka ka dhacaya
|
|
|
Hotel Juba is located in the financial street of Bosaso. The hotel is known for its hospitality, cleanliness, and security.
Bosaso is a historic Somali city which has benifited a recent economic boom. The city is known for its port and beutiful beaches.
If you are in Bosaso for business or for pleasure, Hotel Juba is the place to stay.
Hotel Juba waxa uu ku yaal waddada maaliyadda ee bankiyada, sarriflayaasha iyo xawaaladuhu ku yaallaan. Hoteelka waxa uu ku caanbaxay soo dhowayn wanaagsan, nadaafad, iyo weliba ammaan.
Magaalada Boosaaso waa magaalo taaraakhi ah oo dhaqaalaheeduna uu aad u kobcay. Waxa ay leedahay hidde iyo dhaqan fac weyn, dhul aad u qurux badan iyo xeebo lagu dabbaasho.
|
|
Read more...
|
|
|